Raiisal wasaaraha Urdun ayaa cadeeyay in boqorku eedeeyay walaalkii kadibna ku xukumay xabsi guri. Waxase xukunkaas ka soo horjeedsatay hooyadii kuna tilmaantey nasiib daro weyn laguna degdegay. Boqorka aabaha ayaa ku dardaaray inuu walaalkii ay ka walaalo yihiin dhinaca aabihii uu noqdo boqor xigeen.
Waxase boqor Cabdullah tirtirey booskaa sanadii 2014 intaas wixii ka dambeeyayna ma fiicnayn xiriirka u dhexeeya labada walaalo.
Urdun ayaa sheegtay in wadamo shisheeye ay lug ku leeyihiin khilaafka laakiin waxay ka gaabsadeen inay magacaabaan.
Wadamada wahaabiyada iyo Somaliya ayaa markiiba taageero u muujiyay boqorka iyo xabsiga uu geliyay waalaalkii inkastoo Yuhuudu ka aamustey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay