November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka asluugta ee magaalada Muqdisho oo heegan ku jira: dabadhilifyada weligeed waa jireen

Taliyaha ciidanka asluubta Somaliyeed ayaa sheegay inay heegan ku jiraan ayna ogyihiin xeeladaha argagixisada. Weligeedba dabadhilifyo waa jireen wayna jiri doonaan, anaguna waxaa u hogaansanahay amarada dawlada.

ARAABINEWS