November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Masjid ku yaal degmada Boon oo laga codsaday dadka in ay ka qaybqaataan dhamaystirkiisa

Masjid ku yal degmada Boon ee gobolka Awdal ayaa laga codsaday dadka jecel ajarka in ay ka qaybqaataan dhismihiisa. Qurbajoog iyo dalada caawimada ayaa iyaguna ka hadley goobta masjidka sheegayna in qofkii jecel ajar farabadan in uu ka qayb qaato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM