07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haddii aanad rabin anaa raba ee ha iiga daba imaan

Waa qayb kale taxanaha XUJO oo meel xasaasiya maraya. Roomiyo aya raba inuu booska ka saaro Nasteexo oo Yaxya welli daba socota kana xereeyay dahab ay lahayd. Halka Feynuus mashquul ku tahay isku celinta.

ARAABINEWS