26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cabdi Good oo looga qosliyay si aanu hore u qoslin kadib suaalo qaraxii Muqdisho ku saabsan: ARAG

Cabdi Good oo ku caanbaxay fikrado uu ka dhiibto heesaha Somalida ayaa looga qosliyay si xad dhaafa iyo war ninkaa ka jar kadib markii la waydiiyay in uu fikirkiisa ka dhiibto weerarkii argagixisada shabaab ku qaaday huteel Jasiira.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM