11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoomiyaha degmada Boorama oo cafis dalbadey munaasibada ciida awgeed

Gudoomiyaha degmada Boorama Saleebaan Xasan Xaddi (Caseeye) ayaa cafis ka dalbadey cidkasta oo uu weerar ku qaaday sanadii tagtey munaasabada ciida awgeed. Gudoomiye Saleebaan ayaan haba yaraatee waxba isbedela oo la taaban karo ku soo kordhin, waxana kaaga daran in isla xildhibaanadii deegaanku haddana taaganyihiin ayago wada tigidhka beelaha.



”Beeluhu maba fiiriyaanba war ninkii shalay aad meesha gayseen waxma ma soo kordhiyay mise caloosha ayaad u buuxiseen keliya, hadduna waxba kordhina mid kale maad keentaan male ayuu yiri Xuseen Warsame.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS