Waxa qarax uu ka dhacay magaalada Gaalkacyo kadib markii booliisku diley oo fashiliyay argagixiso isku diyaarinaysay qarax fuliyaan. Waxa jirey sadex argagixiso oo isku soo xirey walxaha qarxa waxaanan ka hortagney intey is qarxin ayuu yiri afhayeen u hadlay booliiska.
“Waxay ahaayeen sadex naftood halige oo qaraxsiday oo rabay inay galaaftaan nafta Muslimiin aan waxba galabsan waanan ka hortagney ayuu raaciyay afhayeenka dhinaca Galmudug.
Waxaan kaga hortagney Xaafada Wadajir agagaarka Hotel AMBAS dhanka Galmudug, waxaanan ku dilney dhamaantood isla goobta ayuu yiri Afhayeenka ciidanka booliska.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay