26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guddi soo kormeertay abaaro ku dhuftey gobolka Gabiley iyo meelo ay booqdeen

Abaar aad u daba dheeraatay ayaa ka jirta gobolada Gabiley iyo Awdal ee Somaliya halkaas oo xoolaha intooda badan ay dhinteen lagana baqayo in dadka sii jilicsan ay raacaan. Guddi ka socota gobolka ayaa kormeer ku maray degmooyin ka tirsan gobolka.

Maxamed Yuusf

ARAABINEWS.COM