18/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Argagixisada oo qarax ka fulisay Baydhabo iyo warbixin ku saabsan

Wararka ka imaanaya Baydhabo ayaa sheegaya in argagixisadu ka fulisay qarax goobtu dadku ku mashquulsan yahay. Argagixisada ayaa lagu yaqaan inay raadsato goobaha mashquulka si ay u disho boqolaal Muslimiina kadibna tiraa Allaahu Akbar.





C/lahi Warhaye

ARAABINEWS