20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Wabar oo sheegay in reer Awdal leeyihiin laba jilib oo kala ah sharaf doon iyo gunimo doon

Suldaan Wabar oo hogaamiya kacdoonka reer Adal ayaa saxaafada la hadley mar ay soo booqdeen qurbajoog isagoo ku sugan aaga hore ee gobolada Awdal iyo Itoobiya. Suldaan Wabar ayaa sheegay in reer Adal ay yihiin laba jilib kaliya oo kala ah sharaf doon iyo gunimo doon. Kacdoonka ayaa helay taageero uga imanaysay qurbaha. Suldaanka ayaa dhawr fariimood oo kale u gudbiyay beesha dhexe.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM