November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Itoobiya oo xaqiijisay Tigree ay Jabuuti u soo gacan-gelisay

Jabuuti ayaa u gacan gelisay Tigree Itoobiya raadinaysay oo isugu jira askar iyo shacab Jabuuti u joogay magangalyo. Itoobiya ayaa xaqiijisay ragaan la soo gacan geliyay sheegtayna in la saari doono maxkamad.



Itoobiya ayaa raadinaysa boqolaal saraakiila oo tacadiyo xasuuqa iyo kufsi ka gaystey deegaanada Oromada iyo Somalida qaarkoodna ku lug lahaa qabsashada xero ciidan oo ku taalay Tigreega.



Inkastoo dagaalkii loo ga adkaaday Tigreega oo si fiican loo garaacay, waxana haddana ay dhaqaale ka helayaan Maraykanka iyo dawlado kale oo ka xun xukunka reer Koofureedku la wareegeen.



Maraykanka ayaa dhawaan sheegay inuu madaxda Itoobiya saarayo cunaqabatayn halka Itoobiya sheegtay inay ka fiirsan doonto xiriirka ay la leedahaty Maraykanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS