20/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Marwo Cibaado Geele oo joogta jiida hore ee kacdoonka reer Adal oo sheegtay in ay dhamaatay in aayaha gobolka jufo kale la waydiiyo

Marwo Cibaado Geele oo hadda ku sugan jiida hore ee kacdoonka reer Adal ayaa sheegtay in ay dhamaatay xilligii aayaha gobolkan loo dabafadhiisan lahaa jufo kale. Somaliya guud ahaan way ka dhamaatay in jufo jufo kale ay maamusho waxayna ka go’antahay kacdonka reer Adal in ay taas fuliyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM