18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xasan Sheekh oo lagu qabtey been uu suuqa soo gashaday goormuuse noqday khatar

Xasan sheekh ayaa magaalada war beena soo gashaday sheegayna in gaarigiisa la xabadeeyay. ”Waa beenaale kataaiba anaa joogey goobta xabada laga ridaayay ayuu yiri Axmed Nuur oo goob jooge ahaa.



”Xabada kor aya loo riday waxana lagu kala cayrinaayay samxada meesha ayuu raaciyay Axmed Nuur. Ma arag xabad asaga lagu tuuray. ”Horta yaa loo daahayaa ma fadhiid Xasan Sheekh ayuu yiri Cali Calasow.



”Haddii la rabo in la dilo Xasan Sheekh maaha dawlada waxa dilaysa ee isla jufadiisa ayaa dili loomana daahayo ee beenta ha joojiyo iyo tola’ay Hawiyoow uu hore u lahaa ayuu raaciyay Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS