Waxa tirintii ugu dambeysay lagu jiraa doorashadii qabaliga ahayd ee ka dhacday maamulka Muuse Shaani ee magaalada Hargeysa. ” Waxa jira musharixiin tiro loo sheegay haddana si cad loogu shubey musharax kale halka musharixiin kale oo Itoobiya ka yimina ay ka soo baxeen gobolada qaar ayuu yiri Xuseen Warsame.
Haddaba magaalada Burco waxa shir jaraaid qabtey musharixintii ugu badnaa oo sheegay in intoodan keliya ayna ahayn ee la buuxo ayna dalbanayaan in dib loo tiryiyo sanaduuqda halka sanduuqyada qaarna ay sheegeen inay maqan yihiin.
Doorashadan maamulkan ayaa haba yaraatee lagu codeyn nidaam siyaasiya laakiin loo codeeyay mid qabaliga isla markaana qofka soo baxaya aan la eegayn waxa uu aaminsan yahay ee keliya loogu ridayo qabiilkiisa. Tusaale Faysal Waraabe oo ah qabiiliiste Somali oo dhan neceb in uu ku soo baxayo kuraas qabaliya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay