22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Qaylodhaan xoogan iyo biyo dhaamin loo bilaabey deegaanada ay abaartu xilli hore waxyeelaysay

Maamulka gobolka Awdal ayaa bilaabey biyo dhaamin iyo qaylodhaan xoogan oo loo wado dadka ay abaaruhu waxyeeleen xilli hore ee deegaanada gobolada Awdal oo awal ahaan jirey dhul barwaaqo ah hadase abaaruhu rageeyeen. Goob lagu dhaaminayay biyaha ayaa waxa ka hadley maamulka gobolka Awdal.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM