26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Gudoonka waxbarashada gobolka Awdal oo ka hadley waxbarashada gobolka

Gudoonka waxbarashada gobolka Awdal ayaa ka Hadley sida ay u socoto waxbarashada iyadoo hadda lagu jiro xilli fasaxeedka sanadka. Caruurta ayaa loo dhigaa waxbarasho laga soo guuriyay Kiiniya iyo taariikh aan sal ku lahayn gobolka Awdal iyo Somaliba.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM