Booliiska magaalada Muqdisho oo sheegay inay qabteen koox wax tahriibisa
Booliiska magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen koox ku shaqaysata tahrriibinta dhalinta. Kooxdan ayaa isugu jirtey wiilal iyo gabdho ku kala noolaa Muqdisho. Booliiska ma sheegin inta qof ee ilaa hadda ay tahriibiyeen.
Afhayeenka Booliiska ayaa sheegay in dadka ay ciidamada soo qabteen tiradoodu tahay 27 qof oo isugu jira rag iyo dumar, iyadoo 27 ruux 22 ka mid ah yihiin dumar waxaana dhamaantood lagu sheegay iney sifo sharci daro ah magaalada Muqdisho uga dhoofin jireen dhalinyaro farabadan.
Waxuu intaasi ku daray in kooxdan wax tahriibisa ay ciidanka Booliska gacanta ku soo dhigeen 8-dii bishan lagu jiro, islamarkaana baaritaano lagu wado la horkeeni doono sharciga.
C/llahi Warhaye
ARAABINEWS
April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...
April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...
April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...
April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...
April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...
February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...
December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...
December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...
November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...
November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...
November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...
November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...