November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Nimcaan Hilaac oo beeniyay warar dad ka xuni ka qoreen oo sheegayay in lagu xirey Hargeysa: ARAG

Fanaanka sida weyn loogu soo dhaweeyay caasimada Somaliya ee Muqdisho Nimcaan Hilaac ayaa Hargeysa ku soo laabtey iyadoo markiiba ay faafiyeen warar sheegaya in Cukuse madaarka ku xidhey. Warkan oo la kala koobiyeeyay sidii caadiga ahayd ayuu beeniyay Nimcaan Hilaac.

”Kala saar siyaasada iyo fanka oo Nimcaan ujeedo in siyaasad iyo burbur ka jiro dalka oo dhan laakiinse fanku caadigiisii yahay siyaasadna ka madax banaan yahay. Saxaafada beesha dhexe ayaa ku caan baxdey in ay been ka qoraan iyagoo ka xun sumcada uu ku tagey Muqdisho oo magaaladiisii ah cidna ka xigan kuna soo noqdey,,waxaanse la yaabey saxaafada reer Awdal oo ka fiirso la’aan wax iska koobigareeya sidii markii hore dhacdey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM