Waxa aad u kordhay baryahan dambe dhalinta bilaabay dhaca moobilada iyo noocyada kale duwan ee tuugada guud ahaan dalka Somaliya. Meelaha ugu badan ee ay aadka u kordhaan waa magaalooyinka Hargeysa, Muqdisho iyo caasimadaha gobolada dalka.
”Waxaan xasuustaa burburkii qaranka in uu yaraaday amniga oo ay bateen gabdhaha dahabka laga boobayo iyo guryaha loo daadanayo ee la xadayo laakiin ma jirin caruur la xadayo ayuu yiri Cali Calasow.
Hadda oo burbur lagu jiro oo ayna jirin dawlad awoodleh oo Somalidu hoostagto, waxa jira in nidaamka qabaliga uu xakamaynayo inay dhacaan dilal badan, waxase jita xad gudubyo qarsoon.
Caruurta la xadayo waa wax jira waxana inta badan lagala baxaa qaybaha jirka ee kala duwan. Lama filayo inay xad gudubyada hadda socda yaraadaan in dhowba.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay