November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Itoobiya oo markii ugu horeysay bilowday khadka xawaaraha dheer ee 4G

Itoobiya oo ka mida wadamada aad ka ugu hooseeya dhinaca xawaaraha Internet-ka ayaa welli isticmaala nooca 3G oo aduunka badankiisu ka wareegay sanado hore. Somaliya oo burbursan aya aad iyo aad uga horeysa dhinaca isgaarsiinta.



Itoobiya oo aan bad lahayn ayaa inta badan la isticmaala khadka saatalaytka halka Somaliya ay ugu jirto xadhiga internetka emara badda hoosteeda. Tiraba afar khad ayaa soo gala Somaliya.

Waxa khadkan xawaaraha dheereeya lagu tijaabiyay magaalooyinka Oromada iyo kuwa Axmaarada iyo qaar ka mida gobolada isku dhaafa sida Siidaamo.



”Waxay rajaynayaa inaan dalkoo dhan gaarsiino dhawaan ayuu yiri afhayeen u hadlay isgaarsiinta Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS