12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Mulkiilaha Rays Hotel ee Boorama oo agab muhiima ugu deeqay dugsiga sare ee Geb

Dugsiga sare ee Geb ee gobolka Awdal oo uu dadka deegaanka ugu deeqay wasiirkii hore ee arimaha Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta helay deeq aad u muhiima oo uu soo gaarsiiyay mulkiilaha Rays Hotel ee Boorama Idiris M Sacad. Agabkan ayaa gaaraya ilaa 140 sariiro ah iyo kuwo kale maadaama dugsigu yahay dugsi la seexdo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM