Maraykanka oo Yuhuudu wadato iyo Ingiriiska ayaa Iiraan ku eedeyay inay ka dambeyso weerar lagu qaaday markab socday gacanka Cumaan oo lagu diley nin u dhashay dalkaasi Rumaaniya iyo waardiye u dhashay Ingiriiska.
Yuhuuda ayaa sheegtay in markabka lagu weeraray diyaradaha nooca aan is wadin oo si toosa u galay halka yay joogeen labadaan qof. Waxa kadib markabka qabsaday dab aan sidaa u buurnayn.
Maaha marki ugu horeysay ee markab biyaha maraya la weeraro, waxana weerarada noocana inta badan gaysta Maraykanaka iyo Yuhuuda oo weliba qirtey.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay