Waxa dadka badankiisu isku raaceen in Prof Cabdi Ismaaciil Samatar uu ku socdo halkii uu maray walaalkii Axmed Ismaciil Samatar oo aakhirkii ku dambeeyay inuu askari dabada fadhiisto. Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo ilaa hadda jahwareersan yaan la garanayn cida uu ololaha u wado.
”Ma Samaroon ayuu kuraas dheeriya u soo wadaa mise wuxuu is leeyahay yaanu Farmaajo oo uu ku hinaasan yahay soo bixin anigu ma garanayo ayuu yiri Xuseen Warsame.
Afarta xildhibaan ee Samaroon leeyahay waa la ogyahay halka ay raacayaan aan ka ahayn laba oo iyagu wax ka waayay dawlada hadda jirta.
”Wuxuu iska dhisayaa dad ogeyn ama reer Abtigii waxayse ku quruxbadan tahay intaad ISAAQ kala jaban aad ku daba daalayso inaad hesho Samaroon mideysan oo codkeedu hal yahay ayuu qabaa Xuseen Warsame. Haddase cidluu ku daalayaa sumcadiina way ka dhimatey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay