12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Ciidanka xooga qaybta Lixdanaad ee Baydhabo oo soo bandhigey gawaadhi ay ka furteen argagixisada shabaaab

Ciidanka xooga dalka qaybta lixdanaad ayaa soo bandhigey gawaadhi ay ka furteen argagixisada shabaab hawlgal  ay guul ka gaadheen oo laga sameeyay gobolkla Bay. Guushan ay gaareen ciidanka aya waxa soo dhaweeyay dadweynaha reer Baydhabo oo magaaladooda ay muddo ka taliyeen argagixisada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM