Madaxa dalka Suudaan ayaa sheegay inay madaxweynihii hore ee dalkaasi Suudaan Cumar al-Bashiir isku dhaafin doonaan maxkamada dembiyada si waajibkooda uga gutaan sida uu sheegay.
Suudaan oo hadda ay Yuhuudu gacanta ku hayso ayaa gebi ahaanba la timi siyaasad ka duwan kuwii hore. ”Dhiibista madaxweynihii hore ayaa lagu tilmaamay mid ay ku raaligelinayaan Maraykanka ayuu yiri Xuseen Warsame.
”Waxa naga go’an inaan gudanao waajibyada caalamiga waxase tan na hagaya dadka yuu yiri Cabdalle Xamdud. Madaxweyne Bashiir ayaa hadda 77 jir u baahan xanaano gaara.
Waxase la sugaa inay dhiibaan iyo in kale ayuu raaciyay Xuseen Warsame. Maxkamd ku sheega dembiyada ayaa inta badan lagu xiraa madaxda dalalka faqiirka ah ayadoo kuwa gaystey xasuuqa ugu badan aduunka ee Maraykanka iyo Yuhuuda ayna aqoonsanaynba.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay