Wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble ayaa markale u baxay dalka dibediisa. Safarkan oo la sheegay inuu Masar ku tagayo aya ah midkale oo waqti lumisa muddo kadib safarkii Kiiniya looga yeeray ee fadeexada xuni ka soo raacday. ”Waa walaalkay Uhuru ayuu yiri.
”Waxaan u malaynayaa inuu soo iibinayo dalka ayuu yiri Cali Calasow. Masar damaceeda laga diidey ayaa ah inay Itoobiya uga duusho Somaliya ama ugu yaraan Somaliya noqoto dal ku raacsan fikirka Masar ee biyaha ayuu raaciyay ayuu qabaa Xuseen Warsame.
Arinta webiga NIIL maaha mid u taala Somaliya ee mid u dhaxaysa dalalka uu webigu ka yimado iyo kuwa uu u dhaafo.
”Waxa i casuumay madaxweynaha Masar ayuu yiri mase sheegin ujeedada Masar oo dadkeediiba gaajo yihiin waxay ku soo kordhin karto Somaliya hadda ayuu qabaa Xuseen Warsame. Lama garanayo in lacagta uu ku dhoofay ay tahay tii dadka laga gurey iyo in Masar bixisay lacagta.
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay