22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Guurtida uu ugu weyn yahay oday xaaji Waraabe oo diidey in ay ka noqdaan go’aankooda maxaase ku xiga

Golaha guurtida Somaliland ayaa shir jaraaid ku qabtey Hargeysa sheegayna in aaney ka noqon donin go’aankii ay mudada ugu korrdhiyeen Siilaanyo taasi oo cidwalba diidey. Xaaji Waraabe iyo kuwo kale ayaa sheegay in ay si xalaala u soo saareen go’aankooda. Xalka kaliya ayaa ka iman doona taageerayaasha gooni goosadka oo gaari doona go’aanka ugu dambeeya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM