Ninkii dhirbaaxay madaxweynaha Faransiiska ayaa laga sii daayay xabsi uu ku jirey bilihii u dambeeyay, wuxuuna sheegay inuu helay fariimo badan oo lagu taageerayo oo aanu fileyn. ”Kumanaan fariimo oo taageero ayaa isoo gaartey ayuu yiri Dhaymiyan Taarel.
”Haba yaraatee wax aan ka xumahay ma jirto falkaas aan sameeyay, dhirbaaxo khafiifa ayay ahayd oo markiiba uu ka booday ayuu raaciyay. Dhamymiyan ayaa hadda sheegay inuu ku biirayo dhaqdhaqaaqa looga soo horjeedo xirxirniinka hargabka Karoona.
”Waxaan maalintaa tartan kula jirey madaxweynaha aan dhirbaaxay waxan lagu sheego dimoqraadiyaduna maaha cod la bixiyo afartii ama shantii sano mar ee waa mid socota ayuu raaciyay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay