29/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Daawo ciidanka amniga oo qabtey lacag 10 milyan oo Uhuru soo direy

Laamaha amniga siiba qaybta Hamarcad ayaa dhexda u galay lacag dhan 10 milyan oo ka timi Uhuru oo loogu talogalay qaska doorashada iyo kala iibsashada laamaha dawlada. ”Lacagtan waxa loogu talogalay inuu lagu huriyo ama hubeeyo maleeshiyo amniga wax u dhinta ayuu yiri Cali Calasow.



https://youtu.be/I7kaIe6TeEw



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS