Ganacsato Somali ah ayaa lagu gurey jeelasha Turkiga kadib warar sheegaya in laga qabtey meheradaha ay ku leeyihiin. Safaarada Somalida ee Turkiga oo ka hadashay arintan ayaa sheegtay inay cabasho u gudbisay dawlada.
Somali badan ayaa maalgashaday Turkiga ha u badnaadaan maqaaxiyo iyo guryo ay iibsadaan. Somalidan reer guuraaga ah ayaa badankoodu ka yimi qurbaha.
Sababaha ugu weyn ee ay Turkigu u imaanayaan ayaa ah ayagoo caruurta kala soo cararaya billaa ILAAHA ka jirta dhulalka gaalada oo hadda toos u qaatay diinta cawaanka.
Masuul u hadlay safaarada iyo qaybta ganacsiga ayaa sidoo kale Somalida u sheegay inay u hogaansamaan sharciga dalka oo haddii waraaqo ka maqan yihiin ay dhamaystirtaan.
Wuxuu kaloo Somalida u sheegay inay joojiyaan tukaamada hortooda ee ay taagtaagan yihiin, ma sheegin dhibka ay taasi ku hayso dadka Turkiga oo intooda badan shaqeeya halka Somalidu bilaa shaqo tahay ama u yimaadeen dalxiis.
Rashiid Ceeklaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay