Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inay guul ku dhmaadeen doorashooyinkii ka dhacay gobolo ka tirsan Itooniya sida Somali galbeed iyo Herer iyo weliba qowmiyadah Koofurta oo rabay gobol gooniya.
”Way jireen cabashooyin laakiin guud ahaan doorashadu waxay ku dhaceen si nabada ayuu yiri Cabi Axmed oo la rumeysan yahay in hawl wadeenaada xisbiguusu si caadiya ugu shubteen.
”Natiijada ayaa la filayaa dhawaan inay soo baxdo. Musharixiin badan oo xor ahaa ayaa ka yaabay heerka musuqa, weyna yartahay inay helaan codkoodii xalaasha ahaa ee la siiyay ayuu yiri Xirsi Warfaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay