26/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirka duulista oo jooga Buuhoodle iyo cutubyo reer Khaatumo ah oo uu salaam ka qaatay

Wasiirka duulista iyo hawada dawlada Somaliya mudane Jangali ayaa Buuhoodle jooga isagoo halkaasi si aada loogu soo dhaweeyay. Buuhoodle ayaa waxa sheegta maamulka Siilaanyo ee gooni goosadka tanise waxay muujinaysaa in maamulka Khaatumo si awooda ku maamulo Buuhoodle.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM