November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Wasiir ku xigeen sheegay in uu iska casilay qabyaalada faraha goosatay maamulka Siilaanyo

Wasiir ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa hadda leh waxaan iska casilay qabyaalada faraha goosatay maamulka taas oo lagu tilmaamo tan ugu xun Woqooyiga Somaliya. Wasiirkan ayaa waraysi ku sheegay in uu hadda trabo in uu dib ugu noqdo hay’adihii uu ka shaqaynayay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM