November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Mustafe Cagjar oo hadda qirsan in Tigree xoog meelna ku gaarayn

Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa hadda qirsan in Tigreega tirada yar ee caruurta qoriga qaadi karin kolba magaalo cidla ah u diraya si ay dadka u laayaan ayna xoog meelna ku gaarayn. ”Wax nagu cusub maaha qaska reer galbeedku ayuu yiri Mustafe Cagjar.



”Miyaad aragteen meel ay galaan oo nabadi ka jirto laga so bilaabo Afqaanistaan ilaa Liibiya tanan waa sidoo kale ayuu qabaa Mustafe Cagjar oo hadda ogaaday xaqiiqda jirta.

”Mustafe Cagjar wuxuu mar ku dhacay bugta saxaafada reer galbeedka wuxuuna mooday in Tigree xun imaan karo Addis ababa qabsana karo hadday hore u dhacday hadda ma dhacayso ayuu yiri Xuseen Warsame.




”Waxaan inta badan ognahay wax marka hire u muuqda macquul oo beena in marka dambe laga qoomqmeeyo sida ka dhacday Ciraaq iyo dalal badan ayuu ku soo xireyMustafe Cagjar oo aad u weeraray taageerada qaawan ee reer galbeedku u fidiyay Tigreega.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS