22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xirsi Tooriile oo muddo kadib ka waramay xildhibaan lagu garaacay guriga Siilaanyo: muuqaal ayaan haynaa

Wasiirka u sareeya guriga Siilaanyo ayaa ka waramay xildhibaan lagu garaacay oo la tuurtuurey guriga Siilaanyo. Dhacdadan foosha xun ayaa dhacday bilo kahor waxayna ahayd in Siilaanyo ka hadlo hase ahaatee ma dhicin waxase muddo kadib hadlay Xirsi Tooriile.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM