Dalkaasi Urdun ayaa dhawaan waxa garaacay xulka kubada cagta ee haweenka Iiraan ciyaar dhexmartey labada xul oo ku dhmaatay eber iyo eber inkastoo Iiraan markii dambe ku badisay gool ku-laad.
”Waxaan u gudbinay ururka kubada cagta dacwad aan ka qabno ciyaaryahan ka mida xulka kubada cagta ee Iiraan in ay haween tahay iyo inayna ahayn, waxaanan sidaa u leenahay ayadoo aan ognahay in Iiraan ay markasta khiyaanto.
Inkastoo Urdun ayna magacaabin ciyaaryahanka ay u jeedaan, waxase markiiba ka jawaabtey maamulaha xulka Iiraan Maryan Irandoost oo sheegtay in Urdun sidaas u samaynayso ay tahay keliya inayna ogolayn guuldarada.
Waxaanse ku celinaynaa in ciyaaryahan kasta la baadho dheecanadiisa inta aan loo xulin xulka kubada cagta. Haweenka Iiraan u ciyaara ayaa ka soo jeeda dadka madowga ah ee xiliyo hore loo geeyay adoonimo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay