Ayadoo Somaliya ka soo kabanayso sanado badan oo burbura iyo taagdaro dawladeed oo welli haysata ayaa haddana waxa soo kordhaya tirada diyaaradaha ku soo biiraya hawada Somaliya.
Ilaa hadda diyaaradaha caalamiga ah ee yimaada waxa ku jjra diyaarada Turkiga oo toos kuugu xiraysa Yurub iyo kuwa Afrikaanka ah oo inta badan ka yimaada Kiiniya.
Waxa garoonka Muqdisho ka buuxa oo yimaada diyaradaha hay’adaha qaramada midoobey oo maalin kasta soo dega ayagoo toban tobana.
Diyaarada dalka yar ee Qadar ayaa sheegtay inay duulimaadyo toosa ka bilaabi donto caasimada dalka, ayna ka mid tagau is balaarin ay diyaarafu ku sanaynayso dalal badan oo caalamka ah.
Waxa sii kordhaya tayada dawladnimo tana wqxay muujinaysaa in Somaliya ku socoto wadada horumarka.
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay