X

Aadan Madoobe oo durba ku fashilmay inuu isku wado golaha

Aabaha musuqa afhayeenka golaha shacabka Aadan Madoobe ayaa ceebtii ugu horeysay faraha la galay kadib markii uu magacaabay guddi buga oo uu ku rabay inuu ku weeraro xildhibaano ka soo jeeda golaha shacabka.


Waxa guddi ku sheegaa markiiba sheegay inuu ka baxay oo aanu ku jirin wasiirkii hore arimaha gudaha C/raxmaan Odawaa oo yiri waan la hadli axsaabta aan wada nahay xildhibaanada.



Aadan Madoobe oo ku yimi tigidhka Imaaraadka iyo Farmaajo nacayb ayaa waxa shilimaadka u haya Imaaraadka iyo kooxda Xalane. Dalka ayaa mugdi galay 15 May kadib markii lagu soo celiyay Xasan Culusow oo hadda tuugsanaya.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.