X

Aadan Madoobe oo soo saxiixay khaniisnimo

Afhayeenka golaha shacabka ee lagu joogay ayaa Holan Ku soo saxiixay khaniisnimo, waxase aan la garanayn shilimaadka lagu soo siiyay. Aadan Madoobe oo aan u qamau booska iyo inuu jago muhiima u qabto dalka aqoondaradiisa awgeed ayaa booskan waxa keensaday Maraykanka.


Waxana isla markii dambe a loo soo celiyay fadhiid Xasan Culusow oo ciidanka qaranka qabiileeyay haddana jufadiisii soo dhaqaajin waayay.

Aadan Madoobe ayaa waxa casuuntey khaniisada weyn ee cadaysatey ee bedeshay magacii aabaheed qaadatayna kii hooyadeed aabaheed ayaa waxa dhalay nin Marookaana, waxayysi cad ugu ololaysaa  khaniisnimada.


Dastuurka gaaladu dhigtey ee hadda lagu shaqeeyo ayaa dhowr jeer laga diiday in si fiican loo khaniiseeyo, maadaama ay gaaladu ku guulaysteen inay soo ceshadaan caamadii hore, waxay markale isku dayayaan inay marsiistaan.

Lagase yeeli maayo waayo hadda dadku soo jeedaan. Khaniisada uu la kulmay jaahil Aadan Madoobe waxba soo kordhin mayso ayuu yiri Cali Calasow.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.