X

Soo dhaweyn balaadhan o loo sameeyay wiilasheenii guusha keenay

Mgaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyay wiilashii guusha taariikhiga ah u soo hooyaya dalka. Xulka dhalinteena ayaa garaacay xulka Koofurta Suudaan soona hooyay guul taariikhiya.

Soo dhaweynta ugu weyn ayaa waxa sameeyaya gobolka Banaadir halka fadeexada ugu weyn ay uga timi Xasan Culusow oo la sheegay inuu boqol doolar u tuuray.

Dhalintan ayaa baal dahaba ka galay taariikhda dalka guushan taariikhiga ah ee ay soo hooyeen laakiin waxay u qalmaan kama helin Xasan Culusow iyo maamulkiisa, waa nasiib daro.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.