20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Aamina Cabdilahi oo gabadheeda Hodan Hargeysa ku soo dhaweysay

Fanaanada Hodan C/raxmaan ayaa si weyn Hargeysa loogu soo dhaweeyay waxana soo dhaweynta ka qayb qaatey hooyadeed ruug cadaa Aamina Cabdilahi. Waxa iyaguna halkaas joogey dhalinta gabdhaha iyo wiilasha hobolada Hasrgeysa ee ay ka mid ahaan jirtey.

Sawirka hoose Aamina Cabdilahi oo soo dhaweynta ku jirta



Halkan hoose ka daawo



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS