22/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Aasaasihii Singapore oo geeriyooday iyo magaalada yar oo ku jirta geeri

Singapore–Magaalada Singapore ee hadda ku caanbaxday sancada iyo horumarka ayaa waxa geeriyooday aasaasihii dalkaasi yar ee hadana barwaaqada ah. Ninka lagu magacaabo Lee Kuan Yew ayaa ahaa ninkii uGu horeeyay ee ka noqda wasiirka koowaad markii jasiiradu ka go,day Malaysiya.

Jasirada ayaa wali biyaha looga keenaa Malaysiya. Singapore oo inta badan ay degan yihiin Shiine ka soo qaxay Malaysiya ayaa leh deked caalami ah iyo wax soo saar aan badnayn.

Rashid Ceelanyo

ARAABINEWS