09/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Aasaasihii xisbiga Kulmiye ee cidlada la dhigey oo iskaga hulaalay xisbiga

Aasaasihii xisbiga Kulmiye ee cidlada la dhigey ayaa ugu dambeyn go’aansadey in uu isaga baxo markuu u adkeysan waayay waxa socda iyo halka gobolku marayo.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS