X

Aaska abwaan Sangub oo Jigjiga loo dareeray: SAWIRO

Allaha u naxariistee waxa magaalada Jigjiga loo dareeray aaska abwaan Maxamed Cabdullaahi Sangub oo dadka badankiisu jeclaayeen in Muqdisho lagu aaso laakiin laysla ogolaadey arimo farsamo awgeed in Jigjiga lagu aaso.


Waxa weftiga dawlada Somaliya hogaamiyay wasiirka hawada iyo xildhibaano soo raacay oo Jigjiga yimi saakadii hore. Waxa kale oo iyaguna ka yimi deegaanada iyo maamulada kale wefti isugu jira abwaano, fanaaniin iyo waxgarad kake.

Aas qaran ayaa halkaas loogi sameeyay kadib msrkii la jeediyay hadalo ku saabsan taariikhda abeaanka ee la,soo koobi karayn.


Sangub ayaa ahaa halgame u daacada dadkiisa iyo dhulkiisa, wuxuuna lahaa taariikh dheer oo aan la,soo koobi karayn.

Inaa lilaah waa inaa ilaahay raajicuun.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.