X

Kuuba oo xiriir la soo samaysay Somaliya muddo dheer kadib

Madaxweynaha Somaliya ayaa xaqiijiyay in madaxweynaha jasiirada Kuuba la soo sameeyay xiriir muddo gaaraysa afartan sanno kadib markii Kuuba ka mid ahayd ciidankii Ruushku adeegsaday ee Somaliya ka soo saaray Itoobiya. Midowgii Soofeeti ayaa sheegay in Kuuba la’aanteed iyo taageerada dhinaxa cirka ee aan siinay ay sahashay in Somsliya laga saaro dal shuuci noqdey.

Somaliya ayaa midoegii Soofeeti uga digey inuu qabsafo Itoobiya ee arinta jirta lagu xaliyo wadahadal maadaama hantiwadaag la wada yahay.

Xukuumadii Siyaad Barre oo la sheegay inay ka madax adagtey awooda kaliya ee ay ku tiirsanayd ayaa diidey oo xoog ku qabsatey dhulka Somali galbeed, ayadoo ciidankeedu aanu sidaa u badneyd laakiin haya awood qalabeed.

admin:

This website uses cookies.