11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Aaway wadaadadii Walaweynta u gurman jirey iyay Awdal u gurmadaan iyo Siilaanyo sharcigii wadada ayuu jabiyey: Faysal Waraabe

Faysal Waraabe ayaa is waydiiyay halka ay ka dhaceen wadaadadii Walaweynta (reer Koofureedka ayay u yaqaan beesha dhexe Walaweyn) u qaylodhaamin jirey e lacagaha u ururin jirey miyay reer Awdal u gurmadaan oo haraad diley. Dhinaca kale Siilaanyo ayaa jabiyay sharcigii wadada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM