Waxa dalkaasi Kanada ku geeriyooday abaanduulihii hore ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed Jeneraal C/risaaq Khaliif Cilmi oo muddo kooban soo hayay xilkaasi. Marxuunka ayaa la sheegay inuu maalmihii u dambeeyay la jiifay xanuun.
Madaxweynaha Somaliya ayaa la hadley geerida marxuun C/,risaaq Khaliif Cali sidoo kalec ciidanka xooga dalka iyo masuuliyiinta kale ee dawlada ayaa tacsi u direy qoyska iyo dhamaan ummada Somaliyeed geerida Ku timi abaanduulaha oo qayb Ka soo qaatey difaaca dalka.
Abaanduule C/risaaq Khaliif Cali ayaa la rumaysan yahay inuu ka soo qaybqaatey dagaalkii weynaa ee Soonaaliya ku xoreysay Somali Galbeed, mudooyinkii burburkana dalka isaga cararay intii uu Ka qayb qaadan lahaa burburkiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay