22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Abaar tii ugu xumeyd oo ku habsatay deegaano u dhow Saylac iyo xoolaha iyo dadka oo aad ka naxayso: ARAG

Abaar tii ugu xumeyd ayaa ku habsatay deegaano ka mida Saylac oo dadka badankooda xoolihii ka dhamaadeen inta hadheyna ay ku socdaan in ay dhintaan waxa intaasi dheer in ay haleeleen cuduro ay keento cunto xumada iyo geedaha madhey. Dadka deegaanka ayaad ka naxaysaa nolosha ay ku noolyihiin. Dadka ayaa sheegay in RABIGOODA mooyee cidkale u maqnayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM