November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Abaaro ku dhuftay Fiqi Aadan iyo Sheekh Awaare o ka tirsan Awdal iyo qaylodhaan+MUUQAAL

WP_20150309_011Boorama–Qaylo dhaan xoogleh ayaa ka soo yeeraysa deegaanada Fiqi Aadan iyo Sheekh Awaare ee ka tirsan Salal halkaas oo masaakiintii hore u joogtey ay hadda ku soo biireen kuwo kale waxayna ka dalbadeen cidii wax awooda in ay soo caawiyaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS