10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Abokor Cawaale oo Garoowe si xamaasad leh loogu soo dhaweeyay; uma imaan halkan in aan qaadka la diriro+MUUQAAL

WP_20150215_003Garoowe–Abokor Cawaale oo ah firfircoone aan jeclayn in Somalidu qaadka cunto ayaa lagu xidhay Jabuuti iyo Hargeysa sababo aan la sheegin isaguna diidey ayaa Garoowe si xamaaasad leh loogu soo dhaweeyay. Wuxuuna sheegay in aanu halkan u iman in uu la dagaalamo qaadka taas oo aad modo in la soo yiri cagadhigo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS